Milatariga Kenya oo War kasoo saartay Askar looga dilay Gudaha Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa shaacisay khasaaro dhimasho iyo mid dhaawac oo ciidankooda gaar ahaan kuwa qeybta ka ah AMISOM lagu eegtay duleedka Deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Qaraxa lala eegtay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa kasoo jeeda dalka Kenya ayaa la sheegay in nuuciisu ahaa miino hareeraha wadad lagu aasay , waxaana qaraxan khasaaro isugu … Continue reading Milatariga Kenya oo War kasoo saartay Askar looga dilay Gudaha Soomaaliya